Bosaso: xalay iska hor imaad xoogan oo dhexmaray ciidamada Puntland iyo kooxo hubaysan weerarka ayaa ka dhacay kontoroolka magaalada, maaha marki ugu horaysay o si badheedha weerar loogu qaado Kontoroolka, waana habacsanaanta Ciidamada iyo Puntland oon lahayn wax sirdoon ah o shaqeeya. Bosaso maaha meel lagu ciyaaro lana burburiyo waa Hoyadi Umadda Soomaaliyeed, ammaankeduna maaha mid cid looga daba fadhisanayo waa geed ka go'an..